Tirinta codadka wareeega 1aad oo socota iyo Farmaajo oo illaa hadda ku horeeya

Waxaa socota tirinta codadka wareega 1aad ee doorashada madaxweynaha Somalia, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey. Sanduuqii ugu horeeyey ayaa waxaa furay gudoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo la bilaabay in kor loogu dhawaaqo cod kasta musharaxa helay, waxaana goobta fadhiya wakiilada musharaxiinta oo mid kasta loo dhiibayo codka uu helay musharaxa uu wakiilka ka yahay. Codadka … Continue reading Tirinta codadka wareeega 1aad oo socota iyo Farmaajo oo illaa hadda ku horeeya